عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

The Chargers [Al-Adiyat] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

Surah The Chargers [Al-Adiyat] Ayah 11 Location Maccah Number 100

Waxaan ku dhaartay ordayaasha dheereeya iyagoo qaylyi (fardaha dagaalka, iwm).

Iyo kuwa (cadowga) weerara subaxa horeba,

Ee bartanka u gala kulanka 'cadowga';

Hubaal! Aadmigu waa ka abaal dhacaa Rabbigi (Allaah).

Hubaal Rabbigood maalintaas waa u Xog-Ogaal (arrimahooda oo dhan).