عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

Alms Giving [Al-Maun] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

Surah Alms Giving [Al-Maun] Ayah 7 Location Maccah Number 107

2. Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan [1].

3. Oo aan ku dhiirra gelin (dadka) quudinta miskiinka [2].

4. Waxaa hoog leh kuwaa tukada (munaafiqiinta ah),

5. Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda).

6. Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko.

7. U diida (dadka) maacuunta (waxyaalaha yar yar ee laysugu kaalmeeyo, zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye).