عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

The Flame [Al-Masadd] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

Surah The Flame [Al-Masadd] Ayah 5 Location Maccah Number 111

Ha hoogeen labada gacmood ee Abuu-Lahab [1], hoogyeyna [2].

Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah, (xanta, xinta iyo dirdirada badan),

Qoorteeda waxaa la yeeli xadhig adag xaskul la soohay (oo Naar) ah.