The Noble Qur'an Encyclopedia
Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languagesThe mankind [An-Nas] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
Surah The mankind [An-Nas] Ayah 6 Location Maccah Number 114
Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga dadka.
Boqorka dadka.
Ilaaha dadka.
Sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan.
Kaasoo waswaasiya laabaha dadka.
(Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh.

