عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

Solace [Al-Inshirah] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

Surah Solace [Al-Inshirah] Ayah 8 Location Maccah Number 94

Miyaanaan kuu waasicinnin (Nabi Muxammadow) laabtaada?

Oo sidaa kaaga dejin culeyskii ku saarnaa [1],

Ee markaad bogto (salaadda) ku dadaal duceysiga (iyo Alle ammaanka iyo Xuskiis).

Xagga Rabbigaa (keliyana) wax ka rajee.