The Noble Qur'an Encyclopedia
Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languagesThe earthquake [Al-Zalzala] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
Surah The earthquake [Al-Zalzala] Ayah 8 Location Madanah Number 99
Marka arlada la gilgilo gilgilashadeeda daran (Qiyaamada).
Oo arladu soo bixiso culeysyadeeda (wixii ku aasnaa),
Aadmigu yidhaahdo: Maxay leedahay?
Maalintaas waxay ka warrami akhbaarteeda.
Inuu Rabbigaa u waxyooday darteed.
Maalintaas dadku wuxuu u soo dareeri rac rac si loo tusiyo 'jazaha' acmaashooda.
Ee qofkii fala samaan le’eg saxar wuu arki,
Qofkii falana xumaan le’eg saxar wuu arki.

